Tababar ku saabsan Maamulka iyo Maareynta Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si Kor Looga Qaado Tayada Iyo Aqoonta Shaqalaha ka Shaqeeya Jaamacada Umada Soomaliyeed Ayaa Waxaa Xarunta Jaamacada ay Ku Leedahay Degmada Waaberi Tababar Looga Furey In Ka Badan 40 Shaqaale Kuwaasi oo Ka Tirsan Shaqaalaha Jaamacada Umada.

Tababarkaan Oo Socon Doona Mudo Laba Todobaad ah ayaa Waxaa Lagu Baran Doonaa habka Maamulka Iyo Maareynta Waxaana Tababarka Daahfurey Gudoomiyah Guud ee Maamulka Jaamacada Umada Dr Xasan Cusmaan oo ay Weheliyaan Gudoomiya Ku Xigeenada Jaamacada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here