Tababar ku saabsan Maamul Wanaaga Oo Ka Furmey Degmada Xudur.

0
22

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan Loo qabtey qeybaha kala duwan Ee Bulshada Degmada Xudur ayaa lagu baran doonaa maalmaha uu socda Sida ay Dowladooda ula Xisaabtamayaan Bulshada iyo Horumarinta Maamul Wanaaga,waxaana soo qaban qaabisey Wasaarada Arimaha Gudaha KG.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here