Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan ay soo qaban qaabisay Wasaarada Haweenka iyo Xuququl insaanka Koonfur Galbeed oo socon doona mudo laba malmood ayaa looga hadlaayay ka hortaga askaraynta carruurta iyo tacadiyada kale ee loo gaysto, Waxaana Goob joog ka ahaayeen Ururada Bulshada,Shaqalo ka socdaa Wasaaradaha Mamulka iyo Saraakiil ka socday Ciiidamada.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar