Tababar Ku saabsan ka hortaga Xaalufinta dhirta Oo lagu Qabtay Baydhabo.

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Bay’adda iyo Duur joogta KGS oo ay soo qaban qaabisay kulankaan looga hadlaayay ka hortaga xaalufinta dhirta ayaa ka dhacay Baydhabo waxaa Barbar socoday Qorshaha Istiraatijiyadii Isbadelka Cimilada taasi oo horseed u noqon karto in la joojiyo jarida Dhirta si deegaanka u noqdo mid wax soo saar leh.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here