Tababar ku saabsan ka hortaga khatarta El-Nino Oo loo qabtey Beeralayda Jowhar.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa tababar ku saabsan ka hortaga fatahaadaha iyo daadadka Eliino u qabatay qaar kamid ah beeralayda Degmada Jowhar ee gobolka Sh/Dhaxe oo loo diyaariyay la socodka heerarka ay garaan biyaha webiga iyo xakameynta fatahaadaha.

Furitaanka tababarkaan waxaa ka soo qeyb galay xubno ka tirsan Wasaaradda Beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka Hirshabeelle, isku duwaha beeraha gobolka Sh/Dhaxe, wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo wasiirka wasaaradda Maxamed Faarax.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here