Tababar Ku saabsan Islaamka iyo Dowlad Wanaaga Oo Ka Furmey Magaalada Baraawe.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta dowlada koonfur galbeed soomaaliya ayaa tababar ugu dahfurtay magaalada Baraawe culmaa’udiinta ku dhaqan degmada iyo degaanada ka tirsan, tababarka ayaa waxaa loogu magacdaray Islaamka iyo dowlad wanaaga ayaa inta uu socdo culumada waxaa lagu fahan siin doonaa doorkooda wacyi-galinta bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here