Tababar ku saabsan isku xirka Warbaahinta iyo Hey’addaha Oo ka Furmey Baydhabo

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa inta uu socdo lagu baran doonaa isku xirka warbaahinta iyo Hay’adaha Samafalka ee loo yaqaano Lifeline programming. Waxaana ka soo qeyb galiyaasha ka doodi doonaan habka loo gaarsin lahaa dadka dhibaadatada soo gaartey hay’adaha samafalka Iyadoo loo marinaayo Warbaahinta si ay Wacyigelin toos ah u helaan.

Tababarkan ayaa waxa ka faa’ideysanaya qaar kamid ah wariyaasha iyo dadka ka shaqeeya Hay’adaha Samafalka Ee ka howlgala Magaalada Baydhabo sidii Xog dhameystiran loo heli lahaa iyo wada shaqeynta hay’adaha iyo warbaahinta.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here