Tababar ku saabsan isbadelka Cimilada deegaanka Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha guud Wasaaradda Bay’ada iyo Duurjoogta Dowladda KGS oo Baydhabo ku daafurtey Tababar ku saabsan Maclumaadka sameynta isbadelka cilmilada deegaanka.

Intii uu socday kulanka ayaa waxaa lagu lafa guray sida ugu wanaagsan ee loo heli karo macluumaadka ku saabsan isbedlka cilmida deegaanka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here