Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Aqoon-isweydaarsi socon doono Muddo 3 Maalin ah kaas oo ku saabsan Ilaalinta Xuquuqul-insaanka oo loo qabanaayey qaar ka mid ah Xildhibaanada DGKGS. Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamanka Ahna Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada DGKGS Mudane Maxamed Nuur Macalin ayaana Furay Aqoon-isweydaarsiga.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady