Tababar Ku Saabsan Ilaalinta Xuquuqda Carruurta Oo Lagu qabtay Baydhabo

0
179

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu qabtey tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda caruurta, kaasi oo ay dah furtey wasiirka wasarada Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Arimaha Qoyska KG Marwo Fahiima Osmaan Omar.

Tababarka inta uu socdo ayaa ka qeyb galayaasha la siin doonaa Cashara ku saabsan sida loo ilaalinaya Xuquuqaadka ay leeyihiin Caruurta iyo sida ay tahay in loo ilaaliyo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here