Tababar ku saabsan ilaalinta Deegaanka Oo ka Furmey Degmada Doolow

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Dowlad-Goboleedka Jubaland ayaa Degmada Doloow ee Gobolka Gedo ka daah-furtay Tababar ku saabsanaa ilaalinta Degaanka la dagaalanka xaalufka dhirta Maareeynta Qashinka iyo Qorshayaasha Ilaalinta Isbadelka Cimilada.

Mashruuca Tababarka oo ahaa Barwaaqo ayaa waxaa loo qabtay Shaqaalaha Wasaarada Heerka Gobol Mid Degmo, Wasaaradaha kale ee Baah-wadaagta la ah, Xubno ka socdey Maamulka Degmada iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here