Tababar Ku Saabsan Ilaalinta Biyaha Oo Loo qabtay Qaar Ka mid ah Shaqaalaha Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KG.

0
295

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah bulshada xaafadaha Baydhabo,Maamulka Degmada iyo shan ka mid ah Wasaaradaha Maamulka ayaa soo qaban qaabisay Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya isagoona socon doona mudo laba maalmood ah, waxaana lagu baranaayey fayadhoorka Biyaha iyo sida ay bulshada ay mar waliba u heli lahaayeen Biyo Nadiif ah.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here