Tababar ku saabsan Hormarinta iyo qiimaynta shaqada Oo lagu qabtay Hargeysa

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada maaliyada iyo hormarinta dhaqaalaha eee maamulka soomaliland ayaa Magaalada hargeysa ka daah furtay tababar ku saabsan hormarinta iyo qiimaynta shaqada iyo shaqaalaha kaasi oo loo qabtay agaasimayaasha wasaarada maaliyada ee maamulka soomaliland.

Tababarkaan oo socon doono mudo 5 maalmood ah ayaa waxa shaqaalaha lagu bari doonaa habka maamulka toosan iyo qiimaynta shaqada iyo shaqaalaha.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here