Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Bey,adda Iyo Duur joogta KG ayaa ah Mid Lagu Ansixinaayay Lagunna Dhaqan gelinaayay Buuga ay soo bandhigtay Wasaarada Bey,adda arimaha Deegaanka, Waxaa Tababarkaan Ka faa,ideystay Qeybaha kala duwan ee Bulshada Baydhabo.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir