Tababar ku saabsan Haweenka doorka ay doorashada ku leeyihiin oo lagu qabtey Jowhar

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasarada Haweenka Ee Xaquuqal Inaaska Dowlada Gobolledka Hirshabeelle ayaa tababar u qabatey qaar ka mid ah haweenka Xubnaha haweenka ee dowlada goboleedka hirshabeelle.

tababarkaan oo lagu qabtey Magaalada jowhar waxaana ka soo qeyb galay qaar ka mid odayaasha dhaqanka Culi’maaudiin, ururada haweenka iyo marti sharaf kale waxaana tababarka looga hadlaayey doorka ay hawenka ku leeyihin doorashada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here