Baydhabo(Radio Arlaadi)- Mudo Laba Maalin ah oo Tababarkaan u socdey Ku dhowaad 50 Wariye Laguna baray Sida loo tabinayo Tacadiga ka dhanka ah Jinsiga, Iyadoo iska kaashadeen Fulintiisa Wasaaradaha Warfaafinta KG, Tan Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Iyo Ururka Suxufiyiinta Somaliyeed ee NUSOJ.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir