Tababar ku saabsan habka tabinta doorashooyinka iyo xiriirka Booliiska iyo Wariyaasha oo magalada Baydhabo ka furmey .

0
221

Tababarkan ayaa lagu baran doonaa xuriyadda hadalka,Xiriirka Shaqo ee Booliiska iyo Saxaafada iyo tabinta doorashooyinka waxaan loo qabtay ku dhawaad
25 wariye iyo qaar ka mid ah Booliiska Magaalada Baydhabo .

Warkung Waliba nig haayte.Rahmey Salaad Abdilaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here