Tababar Ku Saabsan Habka Ilaalinta Tayada Biyaha Oo Lagu soo gabagabeeyay Baydhabo.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa Magaalada Baydhabo Lagu Soo Gebegabeeyey Tababar Socdey mudo 4 maalin ah Oo Loo Qabtey Shaqaalaha Hay’adda SOS iyo qaar ka mid ah Shaqaalaha hay’adaha bah-wadaagta la ah, tababarkan ayaa lagu baranaayay habka ilaalinta tayada biyaha iyo baaristooda, waxaana inta badan casharada lagu qaadanayey Sheybaarka guud ee Wasaarada Biyaha KG.

Tababarka waxaa soo xiray Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Mudane Jeylaani Abdulahi Xaaji oo uu Weheliyo Agaasime waxda biyaha Wasaarada tamarta iyo kheyraadka biyaha KG libaan Aw-Khaliif.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here