Tababar ku saabsan Gargaarka Deg deg ah oo lagu soo gabagabeeyay Baladweyne.

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa lagu soo gaba gabeyay tababarkan oo ku saabsanaa gargaarka deg daga ah kaasi oo socoday mud 3 bil ah isla markaana loo qabtay qaar ka mid ah ardayda madada caafimadka ka barata Iskuulka Al-iimaan ee Baladweyne.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here