Tababar ku saabsan Fagaare ka hadalka Oo Loo soo gabagabeeyey Dhalinyarada Baydhabo.

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)waxaa magaalada Baydhabo tababar loogu soo xiray dhalinyaro baratay xirfadda fagaaro ka hadalka kuwaasi oo mudo labo todobaad ah baranaayay, Waxeyna is kugu jiraan dhalinyarada ka faa’ideystay rag iyo dumar.

Dhalinyaradaan ayaa labaraayay sidii ay dadka hortooda ugu jeedin lahayeen Qudbadooyinka, iyadoona cabsi ku jirin.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here