Tababar ku saabsan Doorka Haweenka Nabadda iyo Amniga Oo lagu qabtey Xudur.

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka gobolka Bakool ayaa waxaa uu dah-furay tababar ku saabsanaa xoojinta doorka haweenka nabad galiyadda iyo amniga maamulka koonfur galbeed soomaaliya iyadoona wasaaradda haweenka iyo xaquuqal insaanka maamulka KGS ku qabatay degmada xarun xarunta gobolka Bakool.

Tababarka ayaa waxaa loo qabtay ku dhawaad konton haweenka degmada Xudur ah, waxaana maalgalisay hay’adda TIS-3 taasi oo ku sheegtay in haweenka laga caawin doono taheynta iyo horumarinta degaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here