Tababar ku saabsan dib u Eegista Dastuurka Oo ka Furmay Baydhabo.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasarada Haweenka iyo Xuquuqal insaanka Arimaha Qoyska Dowlada KG Ayaa Magaalada Baydhabo ku dah-furtey tababar ku saabsan dib u eegista Hanaanka Dastuurka iyo Doorashooyinka La xariira sharciga Haweenka Amniga iyo Nabad geliyada.

Tababarka oo socon doona mudo sedex maalin ah ayaa waxaa ka soo qeyb galey masuulinta Maamulka KG Bahda Garsoorka Ururada Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here