Tababar ku saabsan dib u eegista Dastuurka Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Aqoon is weydaarsigan iyo wacyi galinta loo sameeyey Haweenka Baydhabo, mudadii sedexda Maalin aha Ayuu ku Saabsanaa dib u Eegista Hanaanka Dastuurka iyo Doorashooyinka La Xariira Sharciga Haweenka iyo Nabad geliyada.

Qaar ka mid ah dadkii ka faa’ideystay tababarkan ayaa u mahadceliyeen Wasarada Haweenka iyagoo sheegey in wixii ay barteen ay muhiim u ahaa.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here