Tababar ku saabsan Dhisidda Awoodda Garsoorka Oo lagu qabtay Baydhabo.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ahaa mid lagu barnaayey dhisida awooda garsoorka booliska ee barista maxkamadeynta dembiyada ayaa waxaa ka soo qeyb galey Gudoomiyaha ururka haaweenka Degmada Baydhabo iyo Howlwadeenada Wasaarada haweenka qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka iyo marti sharaf kale.

Tababarkan oo ah mid labo maalin socon doona ayaa waxaa ka soo qeyb galiyaasha la bari doona dhisida awooda garsoorka booliska ee barista maxkamadeynta dambiyada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here