Tababar Ku saabsan Dhibaatooyinka Isbedelka Cimilada Oo Loo qabtay Haweenka Baydhabo.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkani oo uu socon doona mudo sedax maalin ah ayaa ah Mid ay soo Qaban Qaabisay Ururka Soomali Girls, Waxaana inta uu socoda lagu baran Doonaa Isbedelka Cimilada ,Dhibatooyinka ka Dhasha iyo Doorka ay Haweenku Ku Leeyihin.

Waxaana Tababarka ka soo qeyb Galey Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Haweenka KGS, Qaar ka mid ah Ururada Haweenka ee Degmada Baydhabo Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here