Tababar ku Saabsan Daladda Haweenka Baarlamaanka KG Oo Magaalada Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Fahiima Osman Omar ayaa Baydhabo ku soo xirtay Tababar ku saabsan Aas-aaska dalada Haweenka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Taagyeerida Ololaha Nabadeynta Iyo Amniga oo socdey muddo sadax maalin ah.

Tababarkan waxaa loo qabtay guddiyadda Baarlamaanka iyo Ururadada bulshada Rayidka.Mudadii uu socdey tababarkan waxaa diirada lagu saarey sida loo dhaqan gelin karo ololaha Nabadeynta, Amniga iyo sidii loo taageeri lahaa haweenka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here