Tababar ku Saabsan Ceymiska Xoolaha Oo Baydhabo Ka Furmey.

0
166

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa waxaa inta uu socdo lagu baran doonaa Ceymiska Xoolaha ayaa waxa loo tababarayaa Hey’adaha ka shaqeeya Horumarinta Xoolaha Bulshada qeybaheeda kala duwa kuwaas oo ayaguna gaarsiin doona Xoola dhaqatada oo u baahan si ay u badbaadiyaan Caafimaadka Xoolaha.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here