Tababar ku saabsan Barashada IT-ga Oo loo qabtey Ardeyda Jaamacada Kaamil Magaalada Baydhabo.

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Barashada Xirfadaha waxay kor u qaadeysaa aqoonta Ardeyga iyo fursadaha shaqa abuurka ay dhalinyarada heli karaan gaar ahaan kuwa ka soo baxa Jaamacadaha dalka

Jaamacada Kaamil oo ka mid ah Jaamacadaha ka jira dalka, gaar ahaan Magaalada Baydhabo ayaa Ardeyda u qabatey Tababar maalma socon doona, kaas oo lagu baran doono ITga iyagoo si baraatiga ah loo bari doono fiilooyinka sida ay u shaqeeyaan, cilad bixinta Cumputerka iyo guud ahaan iyo si ay u fahmaan Ardeyda Ahmiyada Tiknoolijiyada waqtigan dunida ku leedahay.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here