Tababar ku Saabsan Barashada Habka loo Akhriyo loona Qoro Farta (Braille) Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
206
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Waxbarshada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Daahfurey Tababar ku saabsan Barashada Braille Code ( Luqadda dadka Araga la’ ) waxaana loo qabtey qaar kamid ah macalimiinta Wax Bara Ardeyda Araga La’ ee Dhigata Dugsiyada ku yaala Magaalada Baydhabo.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here