Tababar ku Saabsan Barashada Caafimaadka Oo loo qabtey Ardeyda Iskuulada Baydhabo

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta badan Marka ay Ardeyda galaan Fasaxyada waxay galaan Korsooyin kala duwan oo ay kor u qaadayaan Aqoontooda iyo Xirfado kala duwan ay ku Horumarinayaan Waxbarashadooda ayagoo ka faaideysanaya Fursadaha ay heystaan.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Hada la soo gabagabeeyey Imtixaanaadka Dhexe Iskuulada iyo Jaamacadaha Machadka Kobciye International College oo ayaa bilaabey Tababar ku saabsan Adeega Caafimaadka Deg Dega ah si labada Todobaad Fasaxa ah Ardeyda loogu Fiideeyo kor u qaadista Xirfadooda iyo Waxbarashada

Workung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here