Tababar ku saabsan badbaadada iyo xakameynta tayada sheybaarka oo lagu qabtay Baladweyne.

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan dhinacyada guud ee badbaadada shaybaadhka iyo xakamaynta tayada Shaybaarada caafimaadka, waxana tababarkan soo qaban qaabisay qeybta tababarada ee wasaaradda caafimaadka Somaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here