Tababar ku saabsan Baarista cudurka duumada oo lagu soo gabagabeeyay Garowe.

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Garowe ayaa lagu soo gabagabeeyay tababarkaan oo ku saabsanaa sidii sare logu qaadi lahaa barista cudurka duumada.

Tababarkan oo socday mudo afar iyo toban maalmood ayaa waxa ka faaidaystay qaar kamid shaqaalaha caafimaadka kuwaas oo ka kala yimid deegaanada hoos yimaada maamulka putland.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here