Tababar ku saabsan Arimaha Shaqaalaha Caafimaadka Bulshada Oo Baydhabo Lagu qabtey.

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aqoon Kororsigaan ayaa ku saabsanaa Arimaha Shaqaalaha Caafimaadka Bulshada waxaana loo qabtey Ardayda form four- ka ah ee dhigata iskuulada Magaalada Baydhabo si kor loogu qaado tayada waxbarashadooda la Xariirta Caafimaadka Mudo todobo maalina uu socon doono.

Qaar ka mid ah Ardaydii ka faa’ideysaneysa Maalmaha uu tababarkan socon doono ayaa u mahadceliyey Midowga Ardayda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya iyo Maamulka Jaamacadda oo kaalin mug leh ka qaatay in Aqoon kororsigaan u qabtey.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here