Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ayaa lagu Ansixinaayay qorshaha laqabsiga isbedelka cimilada ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KG kaas oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo
Shirka ayaa furay wasiirka wasaarada deegaanka & isbedelka cilimada DKS Mudane Diini Abdinur xaaji ayaa waxaa goobjoog ahaa Xubno ka socdey Wasaaradaha Dowlada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahy