Tababar ku saabsan ahmiyadda kuliyadda Arrimaha Bulshada oo lagu soo gabagabeeyay Hargeysa

0
172

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomalind ayaa lagu soo gabagabeeyay tababarkan ku saabsanaa muhiimada kuliyada Arimaha Bulshada qaybaheed kale Duwan,Tababarkan ayaa waxaa bixinayay maamulka jaacada Alpha iyadoo ay ka faa,ideysteen qaar kamid ah ardayda dhigata jaamacadaasi
harmuudka kuliyada Arimaha Bulshada jaacada Alpha xamaasa xaaji maxamed ayaa ka warbixiyay muhiimada tababarkan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here