Tababar Kor loogu qaadayo Aqoonta Xirfadleyda Caafimaadka Xoolaha Oo lagu qabtey Degmada Dhoobley.

0
35

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa loo qabtey Xirfadlayaasha Caafimaadka Xoolaha Ee Mashruuca Barwaaqo kaas oo loogu tala galay in qeyb ka noqdaan daaweynta Xoolaha Degmada Dhoobley iyo deegaanada kale hoosyimaada

Tababarka ayaa soo qaban qaabisey Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jubland iyadoona ay ka faaideysan doonaan sida ugu wanaagsan ee loobadbaadi karo Xolaha Deeganadaas oo dhibaatooyin Caafimaad daro wajahaya.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here