Tababar kor loogu qaadayo Aqoonta Wariyaasha Warbaahinta ku Cusub Oo Baydhabo ka Furmey.

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Sanad kasta Xirfada Saxaafadda waxaa barta Kontameeyo dhalinyaro ah kuwaas oo qaar kood ku soo biira Warbaahinta.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtay Tababar kor loogu qaadayo Xirfadda Wariyaasha ee Saxafiyiinta ku Cusub Warbaahinta.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here