Tababar aqoontooda kor loogu qaadaayo ardeyda sanadkaan Imtixaanka shahaadiga u fadhiisan doono oo lagu Qabtay Magaalada Baydhabo.

0
188

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad ardey gareysa 800 oo ay dhigtaan iskuulada nidaamiga ah ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo qabtey tababar ku aadan sidii ay is kugu diyaarin lahayeen imtixaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2022- 2023 kaa si oo qaadi doonto wasaaradda waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Tababarkaan oo maalmo socon doono ayaa waxaa qabashadiisa gacan weyn ka geystey maamulka midowga ardeyda koonfur galbeed, Amal Bank iyo Jaamacahada Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here