Tababar Aqoon tooda kor loogu qaadayo Xirfadlayaasha Caafimaadka KG Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ka Daahfurey Tababar Aqoon Tooda Kor Loogu Qaadayo Xirfadlayaasha Caafimaadka kaasi oo socon doono mudo Laba maalmood waxaana wasarada ka caawisay Hay’adda Cafimadka Aduunka Ee WHO.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here