Tababar Aqoon Kororsi ah oo Loo Qabtey Maclimiinta wax ka dhiga Dugsiyada Qur’aanka oo Lagu soo Gaba gabeyey Magaalada Baydhabo.

0
237

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabadaan Lagu dhiirigilinayay Macalimiintii ka qeyb gashay Tababar Aqoon Kororsi ah Dugsiyada Quraanka eek u yaala Magaalada Baydhabo waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Culumahudiin iyo Marti Sharaf kale Tababarkaas oo socday Mudo Todoba beri.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here