Tababar Aqoon kororsi ah Oo Loo Qabtay Ardayda Jaamacada Plasma Faraceeda Kismaayo.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa waxaa lagu baranaayey Isbedelka Cimilada iyo Saameynta ka dhalata iyo sida ay tahay in loo wajoho waxaana la baraayey Ardayda Kuliyadaha Jaamacada Plasma Faraceeda Degmada Kismaayo iyadoona soo qaban qaabisey Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada Jubbaland si ayaguna Bulshada u gaarsiiyaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here