Tababar Aqoon Kororsi ah Oo loo furey Qaar Kamid ah Aradaydii Sanadkan Ka qalin jabisey Iskuulada Baydhabo

0
254

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ku dhowaad 100 arday oo ay ku jiraan ardayda sanadkan dhameystay dugsiyada sare ayaa loo gabtay tababar ku saabsan sida loo doorto kuliyada ay baranayan iyo sida ugu haboon ay ula gabsan laheyeen jamacada oo ay tahay mid ka duwan iskuulada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here