Tababar Lagu Baranaayay Arimaha Xalka Waara oo Baydhabo Lagu soo Gaba-gabeeyay.

0
191

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan oo Mudo Laba Maalin ah ka socdey Magaalada Baydhabo, kaasi oo loogu doodey Arimaha xalka waara iyo Farsamooyinka kaasi lagu soo Bandhigey Caqabadaha heysta dadka dalka gudihiisa ku barakacay iyo Qaxootiga dalka dib ugu soo laabanaya iyo sida dadkaasi loogu abuuri lahaa Fursado nololeed oo ay kaga baxaan caqabadaha dhanka nolosha ka heysata,kulanka oo ay ka soo qeyb galeen shaqaalo ka kala socday wasaaradaha Maamulka iyo Xubno ka socdey Ururada bulshada Rayidka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here