Suxufiyiin Loo Qabtay Tababar ku saabsan Tabinta Wararka Arimaha Bani’adanimada.

0
198

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo soco doona mudo sadax maalmood ayaa loo qabtay Wariyaasha magaalada Baydhabo, qaar ka mid ah Bulshda rayidka iyo madax ka socotay NGO yada iyo Hey’addaha.

Tababarkan ayaa waxa uu ku saabsanaa sidii warbaahinta u soo gudbin laheyd Sheekooyinka la xariiraha Arimaha Bani’aadanimada gaar ahaan sidii ay u heli lahaayeen dadka Barakacayaasha ah Gargaar iyo sida ay u wada shaqeyn karaan Hey’addaha iyo warbaahinta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here