Suuqyada Mandheera Oo Laga Dareemayo u diyaar garowga Ciida.

0
150

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bulshada ku nool magalada mandheera iyo degaanada hoos yimaada ayaa waxaa ay si aad ah uga diyaar garow weyn uga jiraan maalamaha ciida waxaana uu mashquul fara badan ay ka jirtaa qeybaha kala duwan ee suqqyada magaalada sida carwooyinka goobaha lagu sameeya macmaanka aqabka ay ku cayaraan caruurta goobaha xaruumaha xarqaamanka iyo goobaha lagu iibiya kabaha iyo xaruumaha lagu saarto cilaanka

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ