Suuqyada Magaalada Xudur Oo laga dareemayo diyaar garowga Maalmaha Ciida.

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Goobaha ganacsiga ee lagu iibiyo qeybaha kale duwan dharka iyo aqabka ay ku ciyaaraan maalmaha ciida carrurta ee degmada xudur ayaa ah kuwa si aad ah looga dareemaaya mashquul fara badan, in kastoo diyaar garow Ciida ee suuqyada magalada xudur ay yihiin kuwa ka jirta hoos u dhaca taasina sababtey xirnaasha wadooyinka iyo imaatin la’aanta diyaaradihii ay ku ku safari jireen bulshada iyo ganacsatada magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here