Suuqyada Magaalada Baydhabo oo Qiimaha Face masska iyo Goloofiska Kor U Kacay Covid 19 awgii.

0
355

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Heerkii ugu sareeyay ayuu gaaray kaasi oo ka duwan qiimihii hore lagu iibsanayay Face Massk (Gafuur Xirka), wuxuu noqoneyaa mid wax badan ka bedelay qiimaha suuqa lagu kala iibsado. Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay inkastoo sidaasi ugu jirin cudurka Karoona Feyris hadana waxaa halkii bokis ku jiraan Konton Xabo lagu iibsanayaa Labaatan iyo Shan Dollar, waxaana sidoo kale qiimaha lagu iibiyo kor u kacay daawada jeermis dilaha ah iyo Galoofiska Gacanta la gashto.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here