Suuqyada Dharka Ee Magaaladda Baydhabo Oo Mashquul Badan Laga Dareemayo.

0
340

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qiimaha dharka Carruurta Ragga iyo Dumarka Sanadkaan ayaa ah mid qiimihiisu Sareeyo Sanadkii Hore Qoyska uga yar ku ciidi jireen Laba boqol Dollar Halka Hada qoskiiba Qiimaha Ciida Dharka uu marayo ilaa Sedex Boqol ka badan Waxaana Qiima Kororka ku yimid dharka Carruurta iyo Dumarka Taasi oo Sanadkaan ugu wacan tahay Cudurka Corona OO Dunida Halakeeyey Waxaa Jogsaday Shixnadhihii Ganacsiga Xiliyadaan Imaaan jirey.

Hadaba qaar ka mid ah Hooyooyinka ku nool Degmada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa Xili ay raadiyow arlaadi wareysi siinaayeen ka warbixiyey sida ay carrurtooda ugu iibiyeen dharka ciida iyo weliba isbedeleda ku yimid suuqa lagu iibiya dharka.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here