Suuqyada Baydhabo Oo si weyn loogu dareemayo diyaar Garowga Bisha Ramadan.

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa si aad ah diyaar garow xoogan uga jiraa dhaqdhaqaaqyada Suuqyada magalada baydhabo ayidoona ganacasatada iyo dhamaan Qeybaha kala duwan ee bulshada magalada ay yihiin kuwa u diyaar Garoobaayo bilashada bisha barakeysan ee ramadaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here