Hoos u dhac ku yimid Qiimaha lagu kala iibsado xoolaha Nool ee Suuqa Xoolaha Baydhabo

0
444

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Suuqa lagu iibiyo Xoolaha Nool ee Magaalada Baydhabo ayaa laga Dareemayaa hoos udhac ku yimid qiimaha lagu kala iibsadao xoolaha sida ay Idaacadda Arlaadi u xaqiijiyeen qaar kamid ah suuqleyda ka ganacsada xoolaha.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here